Puntland oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiir Goodax

Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Maamulka Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa wax lal yaabo ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo shalay magaalada Jowhar ka sheegay in uu fashilmay imtixaankii Puntland ee dugsiyada sare. Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa sheegay, in imtixaankii shahaadiga Puntland uu sidii loogu … Continue reading Puntland oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiir Goodax